Shirka ka hortagga lacagaha la dhaqo oo maanta Muqdisho ka furmey (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirweynaha Qaran ee warbixinta qiimeynta khataraha lacag dhaqidda (Money Loundery) iyo Maalgelinta argagixisada. Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa uga mahad celiyay  Xarunta Warbixinnada Maaliyadda (Financial Reporting Centre) ee  FRC howshan adag ee ay wadday  labadii sano ee … Continue reading Shirka ka hortagga lacagaha la dhaqo oo maanta Muqdisho ka furmey (Daawo Sawirro)